Ogeysiis; Waxa dadweynaha Soomaalida ah la ogeysiinayaa Dhismaha Website iyo Hosting Qiimo Jaban.
Web Hosting ) : Waxay diyaar kuula tahay iney kaa iibiso Hosting Si Qiimo Jaban waxaana kuugu host gareeneynaa Magaca ( Domain ) aad horey u heesatey iyo Magaca ( Domain ) cusub oo aad hada dooneysi waxaana shaqadaas lagugu qabanayaa in ka yar 1 saacadooda Si Aad u hesho hosting qiimo jaban aqri macluumaadka hostingka saxda ah ee ay kuu heyso Dhisoweb.com
Web Designing
dalkahost.com Dhismaha Website ( Web Designing ) waxaan Diyaar kuula nehney in aan kuu dhisno Luqadaha kala ah PHP , WordPress , Joomla , HTML , infusion , Java Script iyo Programs casri ah oo hada caalamka ku soo kor dhey.
Dalkahost.com waxay kaa caawineysaa inaad dib u casriyeeyso website-kaaga, oo aad iska badasho naqshadii hore ayna kuu sameeso naqshad cusub oo kuu saamxeysa inaad qanciso customers ( Visitors ka ) ku xiran webkaaga waxayna dalkahost.com kuu sameeneysaa naqshadahii u danbeeyey ee Caalamka laga isticmaalo.
dalkahost.com waxay soo dhaweyseysaa ayna ka haqabtireysaa Baahida ay u qabaan web design ka dhamaan Hay’adaha , Urururada Bulshada , Shirkadaha, Wargeysada qora Wararka , Arimaha, bulshada, Muuqaalada I.W.M
dalkahost.com is an award-winning team of mobile consultants and mobile app development experts, delivering end-to-end enterprise and consumer solutions
TEL:-0442035297844 00252615409909